Maamulka Ximan iyo Xeeb oo sheegay in ay wadaan dadaalo ay ku doonayaan in ay ku heshiisiinayaan beelahii ku dagaalamaya qeybo ka mid ah gobolka Mudug.
Dowladda KMG iyo Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo maanta heshiis kama dambeys ah ku kala saxiixanaya magaalad Addis Ababa ee dalka Ethiopia
Ciidamada bada Midowga yurub oo gacanta ku dhigay Burcad badeed hor leh hoowl galo ay sameeyeen