aqristayaasha sharafta leh naga raali ahaada jimcaha ayaan hada si toos ah u soo gali doonaa

aqristayaasha sharafta mudan ee ku xirnaa hiiraanweyn waxaan ka raali galineynaa intaan hadad ka maqneyn oo ay cilad farsamo na haysay waxaana hawada si toos ah u soo gali doonaa maalinta jimgaha bisha 12 keeda oo aan wararkii idiin bilaabin doonaa wali waxaa dhismo noohi sogdaa qeyntii wararka

mida kale dadweynaha sharafta leh iyo aqristayaasha waxaan leenahay soo dirsada figtadiina anabalyooyinka iyo salaamah iyo wax ala waxaad haysaa oo ay ku jirto talo iyo tusaaleey gabay guuroow diin
mida kale waxaan aqristayaasheena ugu bishaareyneynaa in aan ku soo darnay raadiohiiraanweyn oo isagana hada soo gali doono sida ugu dhaqsiyaha badan
chatroom oo aad ku kulmo kartaan waxaan kaloon idinka haqabtiri doonaa hiiraanweyn tv waxaana furan yahay umada soomaliyeed dhamaantood in ay noo soo dirsadaan waxay duubaan oo ay jecelyihiin in laga daawado hiiraanweyn tv intaana ka aheyn waxyaalaha xunsun ee isha u daran oo uu qof kasta garan karo gacmo funa ku soo dhawaada dhamaantiinba
hiiraanweyn@gmail.com ama webmesterhiiraanweyn@gmail.com


Leave a Reply

wararka carabiga webkaan kala socon WWW.SOMALINOTE.COM ka baro magacyada  rabi free countersRADIO HIIRAANWEYN
S
S
S
ext