Hiiraanweyn
	<language>en</language>
	<sy:updateFrequency>1</sy:updateFrequency>
Cumar Cabdi Rashiid oo Isbitaalka Nairobi ku booqday Saraakiil iyo Xildhibaano kudhaawacmay qaraxyadii hutel muna ay u geysten Alshabaab
R/wasaaraha Dowladda KMG ah ayaa maanta booqday Isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay Jiifaan saraakiil iyo Xildhibaano katirsan Baarlamanka kuwaasi oo ku dhaawacmay weerar dhawaan ka dhacay Hotel muna ee kuyala magalada Muqdisho.
 Wararka nagasoo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa xaqiijinaya in Cumar Cabdi Rashiid uu booqday Isbitaalka Nairobi Hospital [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
waxalaga daremayaa udiyaargaroowga ciida magalada nairobi iyo soomaalida dagta xafada islii ee  Nairobi oo aad umashqulsan
Munaasabada ciida oo ay maalma un ka harsantahay ayaa waxaa guud ahaan dalka Kenya laga daremayaa isku diyaarinta maalintaasi farxadeed ee fooda nagu sohaysa xili ay kadhimantaahay maalmo  yar.
Goobaha sida daran loga daremaya isku diyaarinta ciida ayaa waxaa kamid ah goobaha dharka labiska , goobaha mac macaanada , goobaha hablaha ay isku qurxiyaan  dawaarada dharka [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
Ciidamada Amisom ee kusugan somaliya  oo dalkoda ugu baaqey in aysan dhayalsan Hanjabaadii Shaley ee AL. Shabaab.
 Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dowladda wadanka Uganda in aysan dhayalsan hanjabaadii shalay AL Shabaab ay u jeediyeen shacabka reer Uganda iyo ciidamada Uganda ee ku sugan Muqdisho.
Kadib markii shalay masuuliyiin ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay u hanjabeen Madaxweynaha Wadanka Uganda iyo ciidamada Uganda ee kusugan gudaha wadanka Soomaaliya [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
Ciidamada Kenya oo Xadka Mandheere iyo Balad Xaawo ku xirey dad Somali ah.
Ciidamada dalka Kenya ee ku sugan Xuduuda kala qeybisa degmooyinka Mandheera iyo Balad Xaawo ayaa inta badan waxaa ay cadaadis saareen maalmihii ugu dambeeysay dadka isaga kala gudbo xuduudka u dhaxeeya degmooyinka mataanaha ah.
Shalay iyo maanta ayaa waxa lagu soo waramayaa in ay qabteen dad kor u dhaafay 30-qof  kuwaasi oo ay qaarkood siidaayeen ciidamada kadib markii [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
Dowlada dalka kenya oo 7 burcadbadeed Soomaali ah ku xakuntay min 5-sano oo xarig.
Dowladda Kenya ayaa dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin burcadbadeeda Soomaalida waxaa ay ku xukuntay min shansono oo xairg ah.
Maxakamad sare oo ku taala magaalada Mombaasa ee dalka Kenya ayaa waxaa ay ilaa iyo min shansano oo xarig ah ku xukantay 7-ka mid ah burcadbadeeda Soomaalid a oo  mudo xabsi ugu [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
sheekh axmad maxamad islaam oo loyaqano axamad madobe oo kusugan dalka Ethopia
 Warar aan kaheleyno  ilawaredyo xaqiijinaya in Sheekh Axmed Maxamed Islaam uu jooga dalka Ethiopia.
Lama oga sababta rasmiga ah ee uu Sheekh Axmed halkaasi u gaaray, laakiin warar ayaa sheegaya in tagitaankiisa halkaasi ay ka shaqaysay jabhadii dhawaan hubka dhigtey ee UWSLF, waxaana la hadal hayaa iskaashi dhexmara isaga iyo dowlada Ethiopia.
Sheekh Axmed Maxamed Islaam waxa uu [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
ilaahoow naga aqabal soonkeena iyo salaadeena  intii muslina rabiyoow danbigooda dhaaf  aamiin aamiin(DAAWO DUCADAAN
		<slash:comments>0</slash:comments>
Sharma’arke iyo masuuliyiin ka tirsan Beesha Caalamka oo ku kulmay Kenya.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada kMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa galabta Magaalada Nairobi ee Xarunta wadanka Kenya waxaa uu kulamo kula qaatay masuuliyiin ka tirsan beesha Caalamka iyo Madaxda laamaha hay’adaha Qaramada Midoobay ay ku leeyihiin Magaaladaasi.
Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa la sheegay in Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya uu beesha Caalamka [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
Ansixinta Dastuurka Qabyada & Dhammaadka Muddada Kala Guurka ah Waxaa Go’aan ka Gaari kara Hey’adaha KMG ah oo Wada Jira
(Muqdisho, Soomaaliya  September 4, 2010, Madaxweyne Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta ka hadlay Dastuurka qabyada ah ee  uu soo bandhigay Guddiga Federaalka Dastuuriga ah ee Madaxabannaan. 
Madaxweynuhu, war-murtiyeed uu siiyey warbahinta, wax uu ku yiri, “Dastuur cusub oo Soomaaliya loo sameeyo waa howl qaran oo ahmiyad gaar ah leh, muggeeduna ballaaran [...]]]></description>
		<slash:comments>0</slash:comments>
muxaadarooyin vedio daawo
		<slash:comments>0</slash:comments>