{"id":60,"date":"2026-05-02T21:57:46","date_gmt":"2026-05-02T21:57:46","guid":{"rendered":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/?p=60"},"modified":"2026-05-02T21:57:46","modified_gmt":"2026-05-02T21:57:46","slug":"soomaaliya-waxay-noqon-doontaa-sida-canada-oo-kale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/?p=60","title":{"rendered":"Soomaaliya waxay noqon doontaa sida Canada oo kale."},"content":{"rendered":"<p>\u201cSoomaaliya waxay noqon doontaa sida Canada dhawaan marka aan iib gayno shidaalkeena, ma noqon doonno sida dalalka Afrika oo dhib ka qaada.\u201d \u2014 Agaasimaha Wasaaradda Batroolka, Xaashi.<\/p>\n<p>Agaasimaha Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xaashi ayaa hadalkan sheegay xili Soomaaliya laga qodaayo shidaal taas oo rajo wanaagsan gilisay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cSoomaaliya waxay noqon doontaa sida Canada dhawaan marka aan iib gayno shidaalkeena, ma noqon doonno sida dalalka Afrika oo dhib ka qaada.\u201d \u2014 Agaasimaha Wasaaradda Batroolka, Xaashi. Agaasimaha Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xaashi ayaa hadalkan sheegay xili Soomaaliya laga qodaayo shidaal taas oo rajo wanaagsan gilisay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":59,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":{"0":"post-60","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":61,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60\/revisions\/61"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/59"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}