{"id":85,"date":"2026-05-03T20:59:23","date_gmt":"2026-05-03T20:59:23","guid":{"rendered":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/?p=85"},"modified":"2026-05-03T20:59:23","modified_gmt":"2026-05-03T20:59:23","slug":"ciidamo-farabadan-oo-tababar-loo-soo-xiray-ayaa-maanta-muqdisho-lageeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/?p=85","title":{"rendered":"Ciidamo farabadan oo tababar loo soo Xiray ayaa maanta Muqdisho lageeyay."},"content":{"rendered":"<p>Diyaarad Ciidan oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta Gegida Diyaaradaha Aadan Cadde soo Caga-dhigatay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Saraakiil ka tirsan Ciidanka Turkiga ee Muqdisho ka Howl gala &amp; Madax ka socotay Wasaarada Gaashaandhigga oo uu ka mid yahay Wasiirka Difaaca Somaliya Ahmed Moalim Fiqi ayaa isla Airport-ka ku sugnaa.<\/p>\n<p>Dhowaanahaan Dalka Turkiga ayaa Muqdisho keenay Hubka nuucyadiisa kala duwan sidoo kale si wayn ayuu u tababaray Guutooyin ka tirsan Ciidanka Gorgor ee Melletariga Somaliya.<\/p>\n<p>Lama oga waxa ay sido diyaaradaan mana jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Dowlada Somaliya, Hase ahaatee Xiriirka &amp; iskaashiga dhinaca Difaaca ee Muqdisho iyo Ankara ayaa indhowaanahaan aad u sii xoogaysanaayay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad Ciidan oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa maanta Gegida Diyaaradaha Aadan Cadde soo Caga-dhigatay. Sidoo kale Saraakiil ka tirsan Ciidanka Turkiga ee Muqdisho ka Howl gala &amp; Madax ka socotay Wasaarada Gaashaandhigga oo uu ka mid yahay Wasiirka Difaaca Somaliya Ahmed Moalim Fiqi ayaa isla Airport-ka ku sugnaa. Dhowaanahaan Dalka Turkiga ayaa Muqdisho keenay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":86,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":{"0":"post-85","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=85"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":87,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/85\/revisions\/87"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/86"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=85"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=85"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hiiraanweyn.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=85"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}