Ciidamada Badda Turkiga iyo Soomaaliya oo sameeyay dhoolatus Wadajir ah.

0
1

Ciidanka Badda Turkiga iyo kuwa Soomaaliya ayaa wada sameeyay dhoolatus, iyadoo la adeegsanayo maraakiibta dagaalka sida Korkut, Altan and Sancar.

Sida ay shaacisay Wasaaradda Gaashaandhiga Turkiga, dhoolatuska ayaa ka dhacay Badda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here