Munaasabad Lagu dhaarinaayo Kumaandooska GorGor oo ka dhacday Muqdisho.

0
1

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, iyo Taliyaha Howlgalka TURKSOM Gen. Sabhadiin Kalkaan ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda dhaarinta Guutada 33-aad ee Kumaandooska GorGor oo ka dhacday Muqdisho.

Gen. Sahal ayaa ciidamada cusub kula dardaarmay inay ka dhabeeyaan dhaarta ay mareen, kana faa’iideystaan tababarka loo diyaariyey si ay ugu adeegaan dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here