Thursday, May 2, 2024

{DAAWO MUQAALKA} Ra iisulwasaare Xamse Maxuu ka yiri Dadka ka so horjeedo Waxka badalka Dastuurka Soomaaliya?

Talaado 2, April 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad affur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu horreeya Dastuurka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

MUQAALADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

ENGILSH NEWS