Tuesday, May 7, 2024

{DAAWO MUUQAALKA} Shiinaha oo dalbanaya malaayiin litir oo caanaha geela Soomaalida ah, Maxay ku arkeen?

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} ‘‘Dalabkaan ka imaaday Shiinaha waa albaab weyn oo khayr ah oo u furmay xooladhaqatada gobolka Waqooyi Bari ku nool” Dubad Cali Camey Guddoomiyaha Guddiga Suuqgeynta Xoolodhaqatada Kenya oo nooga warbixiyay dalabkaan cusubi waxuu uga dhiganyahay Soomaalida ayaa sidaa yidhi.

Iibka caanaha geela ayaa ka noqday wax caan ah meheradaha ku yaala dalka Kenya iyaga oo noqda mararka qaar wax baraha bulshada hadal hayn ka dhaliya iyada oo ay dadku ka hadlayaan faa’iidooyinkooda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

MUQAALADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

ENGILSH NEWS