“Soomaaliya waxay noqon doontaa sida Canada dhawaan marka aan iib gayno shidaalkeena, ma noqon doonno sida dalalka Afrika oo dhib ka qaada.” — Agaasimaha Wasaaradda Batroolka, Xaashi.
Agaasimaha Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xaashi ayaa hadalkan sheegay xili Soomaaliya laga qodaayo shidaal taas oo rajo wanaagsan gilisay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.
