Wednesday, May 1, 2024

{DAAWO MUQAALKA} Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay Deegaanka Baar sanguuni gobolka Jubbada Hoose.

Sabti 2,March 2024 {HMC}  Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dagaal culus oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Baar sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland saaka ay weerar ku qaadeen deegaanka Baar sanguuni oo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

MUQAALADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

ENGILSH NEWS