Suurta Gal matahay in dagaal ka dhex qarxo Turkiga iyo Israa’iil?
Suudaan oo itoobiya iyo Imaaraadka ku Eedeysay in ay ku lugleeyihiin weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.
Biriq ama Danab oo sababay dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay Duleedka Laascaanood.
Ciidamada Badda Pakistan oo ka jawaabay baaq uga yimid mid kamid ah Maraabiibteeda.
UNHCR oo Dhadhaab ku Xaraashayso Gaadiid Tiro Badan
Saraakiil ka socotay ciidanka booliska Turkiga oo Muqdisho kula Kulmay Taliyaha Booliska Soomaaliya.
Ciidanka GorGor oo la wareegay gacan ku haynta garoonka diyaaradaha Jowhar.
Baxrayn oo sii say Jinsiyada Dalkeeda, Nin ay dhawaan Kuwait kala laabatay jinsiyadiisa.
Ciidanka badda Mareykanka oo looga Digay in ay soo galaan marin-biyoodka Hormuz.
Trump oo ka niyad jabay Heshiiska Iiraan.
Imaaraadka oo ku eedeyay Iiraan inay weerartay mid ka mid ah maraakiibtooda qaada shidaalka.
Iiraan oo gantaallo ku weerartay maraakiibta dagaal Mareykanka.
Somali Media Association (SOMA): 3 May – World Press Freedom Day