Ciidanka badda Mareykanka oo looga Digay in ay soo galaan marin-biyoodka Hormuz.

Iiraan ayaa maanta uga digtay ciidanka badda ee Mareykanka inay soo galaan marin-biyoodka Hormuz, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay taliska guud ee ciidamada qalabka sida ee Iiraan, oo ay baahiyeen warbaahinta dawladda.

Waxaa lagu sheegay warsaxaafadeedka inn ay si adag uga jawaabi doonaan haddii ciidamo shisheeye, gaar ahaan kuwa Mareykanka, isku dayaan inay u dhowaadaan ama galaan marin-biyoodka Hormuz, iyadoo digniintan ay timid kadib markii Trump uu ku dhawaaqay in Mareykanku bilaabi doono howlgal lagu caawinayo maraakiibta ku xanniban marinka Hormuz.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

- Advertisement -spot_img