Iiraan oo wadahadalo kula Jirto Mareykanka.

Sarkaal sare oo Iiraani ah ayaa u sheegay DropSiteNews in Iiraan ay wali ku jirto wada-xaajoodyo dadban oo ay la leedahay Mareykanka iyada oo loo marayo dhexdhexaadiyayaal, balse aysan gabi ahaanba diyaar u ahayn wada-hadal toos ah ilaa cunaqabataynta si shuruud la’aan ah looga qaado.

Sarkaalkan ayaa sidoo kale tilmaamay in qiimeynta hadda jirta ay muujineyso suuragalnimada weerar militari oo cusub, maadaama ujeeddooyinkii laga lahaa cunaqabataynta aan la gaarin.

Wuxuu sheegay in Mareykanku u badan yahay inuu diiradda saaro Marinka Hormuz, iyadoo la filayo in howlgallo militari ay ku fidaan xeebaha Iiraan, isla markaana ay jiri karaan ololeyaal dilal qorsheysan ah oo lala beegsado hoggaamiyeyaasha Iiraan, laguna fuliyo iskaashi lala yeesho Israa’iil.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Suurta Gal matahay in dagaal ka dhex qarxo Turkiga iyo Israa’iil?

Israa'iil iyo Turkiga ayaa waxay lahaayeen xiriir diblumaasiyadeed oo sii xumaanayay saddexdii sano ee la soo dhaafay, waxaana uu hadda gaaray heer laga yaabo...
- Advertisement -spot_img