Imaaraadka oo ku eedeyay Iiraan inay weerartay mid ka mid ah maraakiibtooda qaada shidaalka.

Imaaraadka Carabta ayaa ku eedeyay Iiraan inay weerartay mid ka mid ah maraakiibtooda qaada shidaalka , xilli uu marayay marin-biyoodka Hormuz, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Imaaraadka.

Abu Dhabi, waxay sheegtay labo diyaaradood oo aan duuliye lahayn in markabkan lagu weeraray, balse uusan jirin wax khasaare ah, wallow warsaxaafadeedka lagu sheegay inay Iiraan ku howlan tahay tallaabooyin ay ku burburinayso dhaqaalaha Imaaraadka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

- Advertisement -spot_img