Wednesday, May 1, 2024

{DAAWO MUQAALKA} Dhakhtar Kenyaanti ah oo Fashilay Marmarsiyo Soomaali badan ay Sameyn Jireen oo dhinaca wax sosaarka

Axad 17,March,2024 {HMC}  Dhakhtar Keenyaan ah oo ka hawl-gala cisbitaal ku yaala degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Waxa uu beer ka sameeyay meel aanan wax badan ka fogayn badhtamaha magalada Galdogob, kaas oo soo saaray miraha qaraha oo sida weyn loo isticmaalo bisha Ramadaan waxaana uu ka iibiyay dadka ku dhaqan magaaladaas.

 

Talaabada uu qaaday Dhaqtarka keenyaatiga ah ayaa noqotay mid hadal hayn badan ka dhalisay Gudaha Soomaaliya.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

MUQAALADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

ENGILSH NEWS