Thursday, May 2, 2024

{DAAWO MUQAALKA} Yaa Lagu Cabsi gilinayaa dhoolotus ka ay ka sameeyeen Milatariga Somaliland Gobolka Awdal ?

Khamiis -18-April-2024 {HMC} Cutubyo ka tirsan Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa dhoolotus ka dhigay xerada Gorayo-cawl ee aagga galbeed, halkaas oo ay ku soo bandhigeen awooddooda ciidan iyo gaadda ka ciyaar.

Telefishanka Somaliland ayaa sheegay in bandhiggan loogu diyaar garoobayo xuska maalinta 18 ka May, oo ku asteysan maalinta Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ay sheegtay in ay dib ula soo noqotay dawladnimadeedii, kana go’day Soomaaliya inteeda kale.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

MUQAALADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

ENGILSH NEWS