Monday, May 6, 2024

{DAAWO MUUQAALKA} Toogasho Lagu Fuliyay Askar Katirsan Ciidamada Soomaaliya.

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta DG Galmudug ayaa maanta xukun qisaas ah ku fulisay Dable xoogga dalka Cabdikaafi Cali Cabdulle oo horay u dilay Cadnaan Cali Salaad iyo Iidle Cumar Idiris oo Guutada 18-aad ee Gorgor ka tirsanaa sidoo kale dilay Bilan Xaashi Salaad.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

MUQAALADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

ENGILSH NEWS