Madaxweynaha Ruushka oo war cusub ka sheegay Iiraan iyo xaaladda Bariga Dhexe.

Axad 10 May 2026 {HMC} Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuu rajeynayo in la soo afjaro colaada Iiraan sida ugu macquulsan uguna deg degaba badan laakiin wuxuu ka digay in haddii taasi dhici weydo, dhammaan dhinacyadu ay la kulmi doonaan khasaaro.

Hadalkan ayaa la xiriira dadaallo socda oo lagu doonayo in lagu yareeyo xiisadaha gobolka, iyadoo Ruushku marar badan sheegay inay taageersan tahay xal diblomaasiyadeed iyo in laga fogaado sii xumaanshaha colaadaha Bariga Dhexe.

“Tani waa colaad aad u cakiran, waxayna na gelinaysaa xaalad adag, waayo waxaan xiriir saaxiibtinimo la leeyahay Iiraan iyo waddamada Khaliijka Carabta,” ayuu Mr. Putin u sheegay weriyayaasha.

Isagoo tixraacaya xiriirka joogtada ah ee kala dhexeeya Iiraan iyo Maraykanka, wuxuu raaciyay: “Aragtidayda, labada dhinac midna dan uguma jirto sii socoshada colaaddan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Sheekh Shariif ayaa sheegay in mucaaradku aanu diyaar u ahayn wax dagaal ah .

Axad 10 May 2026 {HMC}  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in mucaaradku aanu diyaar u ahayn wax dagaal ah,...
- Advertisement -spot_img