Dowladda Soomaaliya oo kicisay Diyaaradaha F16 ka kuwaas oo dul marayo Muqdisho.

Axad 10 May 2026 {HMC}  Dowladda Soomaaliya ayaa adkeysay Amniga Magaalada Muqdisho oo maanta mucaaradka qorsheeyeen in ay ku qabtaan bannaanbax.
Waddooyinka qaar magaalada ayaa xiran, iyadoo goobaha ay deggan yihiin xubnaha la geeyay ciidamo dheeraad ah.
Sidoo kale, Guuxa Diyaaradaha ayaa laga maqlay gudaha magaalada, arrintaasi oo tilmaamaysa in heegan buuxa ay ku jirto caasimadda.
Dhaqdhaqaaqyadan ayaa sameyn ku yeeshay nolosha Malaayiinta Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda una badan danyar.

See less

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Sheekh Shariif ayaa sheegay in mucaaradku aanu diyaar u ahayn wax dagaal ah .

Axad 10 May 2026 {HMC}  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in mucaaradku aanu diyaar u ahayn wax dagaal ah,...
- Advertisement -spot_img