Talaado 12 May 2026 {HMC} Golaha Deegaanka ee Hargeisa ayaa cod aqlabiyad leh xilkii kaga qaaday Maayirkii,Mr. Mooge & ku-xigeenkiisii Khadar Axmed, kadib mooshin laga gudbiyay labada masuul.
Emg Wiiwaa ayaa loo doortay duqa degmada Hargaysa, halka ku xigeenkana loo doortay Aadan Jaamac Mideeye.
Mooge oo ah mas’uul ku soo bacay codkii dadweyne ee u badnaa ayaa isagu hore u sheegey in uu banaynayo kursiga dhammaadka muddo-xileedkiisa oo ku eg dhammaadka bishan Maay.

