IIraan oo faah faahin ka bixisay weerarkii Caawa lagu qaaday Imaaraadka Carabta.

Telefishinka dawladda Iiraan ayaa isaga oo soo xiganaya saraakiisha ciidanka Ilaalada Kacaanka Iiraan, wuxuu ku sheegay weerarkii ay Iiraan caawa ku qaaday warshadaha shidaalka iyo gaaska Imaaraadka Carabta.

 

Weerarka ay iiraan ku qaaday  warshadaha shidaalka iyo gaaska ee ku taalla Fujairah inuu yahay natiijada tallaabo ay ku sheegay mid khatar ah oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka, iyagoo isku dayaya inay furaan marin-biyoodka Hormuz, si socoshada.

 

Iskudayadaa waxay Iiraan sheegtay inay ka dhalanayso jawaab celin culus oo saameyn ku yeelanaysa gobolka.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

- Advertisement -spot_img