Madaxweynaha Dalka Mareykanka Trump ayaa lagu warramayaa inuu ka niyad jabsanyahay xaaladda jahwareerka ah ee Iiraan uu kala kulmayo,
ma jiro heshiis , hadana waddo lagu galo dagaal uma furna, iyadoo sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Trump oo la hadlay warbaahinta Axios uu sheegay ; “Madaxweynuhu wuxuu rabaa ficil,wuxuu rabaa cadaadis,wuxuuna rabaa heshiis.”
