Biriq ama Danab oo sababay dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay Duleedka Laascaanood.

Hal qof ayaa ku dhintay, 7 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii danab ku dhuftay qoys degen miyiga Garan-ballaadh ee duleedka Boocame habeenimadii xalay, xilli roobab culus ay ka da’ayeen degaano ka mid ah gobolka Sool (Deegaanada teedsan Boocame ilaa Kalabaydh, Laascaanood ilaa Dhoodida).

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dadka dhaawacmay ay ahaayeen dad u gurmanayey qoyska danabku ku dhacay , isla markaana shil gaadhi ah ay galeen , Waxaana la soo gaadhsiiyey xarumaha caafimaadka ee Laascaanood halkaas oo lagu dabiibayo, iyadoo xaaladooda la tacaalayo.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

- Advertisement -spot_img