Markab ay lee dahay Dowladda Faransiis oo lagu weeraray meel u dhow Dubai.

Markab ay lee dahay Dowladda Faransiis ayaa lagu soo waramayaa in lagu weeraray meel u dhow Dubai sida uu baahiyay Telefishanka CBS ee Maraykanka iyo BBC da .

Warbaahinadan ayaa xiganaya saraakiil Maraykan ah in markab xamuul ah oo ku sugan Gacanka Beershiya, meel u dhow Dubai, lagu la beegsaday gantaal la tuhunsan yahay in uu yahay cruise missile, kaas oo sababay dhaawacyada dhowr xubnood oo shaqaalaha markabka ah.

Markabka Faransiiska leeyahay ee CMA CGM San Antonio ayaa la beegsaday habeenkii Talaadada goor dambe waqtiga maxalliga ah, sida ay saraakiishu sheegeen.

Markabku wuxuu ku sugnaa meel u dhow Dubai ilaa duhurkii maalintaas, balse lama hubo inuu ka dhaqaaqay tan iyo markaas, sida ay muujinayaan xogta raadraaca maraakiibta ee dadweynaha.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan oo gaaray Dalka Shiinaha.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Cabbaas Araghchi ayaa gaadhay Beijing isagoo hoggaaminaya wafdi diblomaasiyadeed oo ka socda dalkiisa. Mr. Araghchi waxaa la filayaa inuu kulamo...
- Advertisement -spot_img