Turkiga oo soo bandhigay Gantaal casi ah oo gaari kara 6,000 km.

Turkiga ayaa markii ugu horreysay maanta soo bandhigay gantaalka YILDIRIMHAN oo la sheegay inuu yahay nooca ballistic-ga ah oo aad u xawaare sareeya oo hypersonic ah ,

kaasoo la sheegay inuu gaari karo masaafo 6,000 km , wuxuuna 25 jeer ka dheereeyaa inta uu is gaarayo codka labada qof ee is hor fadhisa, maaddama la sheegay inuu xawaarihiisu yahay 25 Mach.

Soo bandhigistan ayaa ka dhigan Turkiga inuu ka mid noqonayo dalalka kooban ee haysta gantaallada xawaaraha sare ee hypersonic ah, tani oo sidoo kale muujineysa in Turkigu uu doonayo inuu yeesho awood militari oo madax-bannaan, oo gaari karta meelo fog sida Bariga Yurub, Bartamaha Aasiya, iyo xitaa qaar ka mid ah dalalka Afrika.

Wuxuuna markii u horreysay Turkiga dhaafaya masaafada iyo xawaaraha gantaallada ay illaa hadda adeegsatay Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Markab ay lee dahay Dowladda Faransiis oo lagu weeraray meel u dhow Dubai.

Markab ay lee dahay Dowladda Faransiis ayaa lagu soo waramayaa in lagu weeraray meel u dhow Dubai sida uu baahiyay Telefishanka CBS ee Maraykanka...
- Advertisement -spot_img