Ilo wareedyo ka tirsan Dowladda Bakistaan ayaa xaqiijiyay in Mareykanka iyo Iiraan ay ku dhow yihiin in ay ku heshiiyaan qoraal hal bog ah kaas oo lagu soo afjaraayo Dagaalka u dhaxeeyay labada dhinac, sida ay warisay Wakaalada Wararka reuters.
Madaxweyne Trump ayaa maanta goor hore rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada u dhaxeeyo Iiraan iyo Mareykanka.
Dhinaca kale Dowladda Mareykanka ayaa joojisay Howlgaladii ka dhanka ahaa Dowladda Iiraan.
