WAR DEG DEG AH Mareykanka iyo Iiraan oo ku dhaw in ay Heshiiyaan.

Ilo wareedyo ka tirsan Dowladda Bakistaan ​​ayaa xaqiijiyay in Mareykanka iyo Iiraan ay ku dhow yihiin in ay ku heshiiyaan qoraal hal bog ah kaas oo lagu soo afjaraayo Dagaalka u dhaxeeyay labada dhinac, sida ay warisay Wakaalada Wararka reuters.

Madaxweyne Trump ayaa maanta goor hore rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada u dhaxeeyo Iiraan iyo Mareykanka.

Dhinaca kale Dowladda Mareykanka ayaa joojisay Howlgaladii ka dhanka ahaa Dowladda Iiraan.

VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

WARARKA

Maxay ka wada hadleen Wasiirrada Difaaca Soomaaliya iyo Suudaan?

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa dalka Suudaan, General Hassan Daoud Kabroun, intii uu socday...
- Advertisement -spot_img