Kooxda Kubadda cagta Arsenal ayaa taariikh dhigtay ka dib markii ay iska xaadirisay kama-danbeysta Horyaalka qaaradda Yurub ‘Champions League-ga’ oo ay ugu danbeysey 2006-kii.
guusha kooxda Arsenal ayaa ah mid taariikhi ah sida ay sheegayaan quborada dhinaca cauaaraha madaama kooxda Arsenal ay mudo ugu dambeysay in ay halkan soo gaarto.
